Hogaanka Ururka ONLF oo eedeymo u jeediyey Xukuumada Itoobiya

Madaxda Ururka ONLF ayaa sheegay inay dhul ballaaran oo ku yaalla Gobolka Soomaalida ku soo arkeen dhibaatooyin xoogan oo haysta dadka deegaanka. Waxyaabihii ay ku soo arkeen waxaa Afhayeenka Ururka ONLF, Cadaani Hiirmooge uu sheegay inay tahay in mid u baahan gacan dowladeed iyo mid dadka deegaanka ah, si loo hormariyo dhulkaasi. “Dhulka Soomaalida ee … Continue reading Hogaanka Ururka ONLF oo eedeymo u jeediyey Xukuumada Itoobiya